DHAGEYSO:- Caqabadaha ay Dumarka macalimiinta Kala kulmaan Bulshada

Shukri Cumar wa macalin ama bare School magaalada muqdisho waxaa ay hada maamule ka tahay school Pravate ah oo ku yaala xaafada Juungal ee degmada Yaaqshid iyada oo leh fikirka ah dhismaha Schoolkaas oo ay wax ka bartaan arday Soomaaliyeed.

Shukri ayaa dhameysay Jaamacadda heerka koowaad iyada oo baratay maadada Accontiga, waxaa ay uwarantay Radio Dalsan iyada oo kawar bixisay caqabadaha ay kala kulanto macalinimada oo ay sheegtay in xiliyada qaar la’liido, islamarkaana inta badan bulshada eysan tixgalin Dumarka macalimiinta oo ay xustay in la’aaminsanyahay in dumarka aysan qaban karin shaqooyinka qaar.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media