Dhageyso:-‘Cameey”Dadka,Xoolaha iyo Bani’aadamka Cid ay dhaaftay majirto

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa ka hadlay saameyntii ay reebtay abaartii ka jirtay Gobolada dalka Soamaliya.

Mudane Cameey,ayaa sheegay in abaartu aysan jirin cid ay ka tagtay islamarkaana Xoolihii Noloshii Beerihii iyo biyihii,isagoo tusaalo usoo qaatay in Wabigii Shabeelle ay dhacday in Kubbad lagu Ciyaaro.
Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay cid walba in ay u istaagto sidii abaartaas looga gudbi lahaa waliba sigaar ah dowladda Federaalka Soamaliya.
Hadalkaan ayaa Madaxweyne ku xigeenka puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey,waxa uu sheegay xili madax ka socotay Guddiga Gurmadka abaaraha Soomaaliya ay Shalay ku wareejiyeen deeq lacag ah.

 

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media