Dhageyso: “Beenta Ma Jabisaa Soonka? Wareysiga Sh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif

Waxaan ku jirnaa bisha Ramadaan,  waxaa la ogyahay waxyaabo qofka sooman, soonkiisa wax udhimaya waxaana kamid ah beenta oo la sheego.  Inkasoo ay beenta tahay xaaraan mar kasto oo la sheego. Haddana Ramadaanka uguma sii jirto. Soonka qofka yeey wax yeeleysaa.

Hoos ka dhageyso Hassan Ali Osman Istiila oo ka wareystay Sh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif arimaha ramadaanka iyo beenta

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor