Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba wixii todobadkaas ugu xasaasinaa ee Soomaaliya.
Todobaadkaan waxaan Baranamijka uga hadleynaa is casiladii guddoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari iyo cida ay tahay in loo doorto gudoomiyaha Cusub.
Barnaamijka waxaa todobadkaan ka qeyb galaya Xildhibaan Caasho Koos oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka,Ex xildhibaan Fadhaye oo ka tirsanaa Baarlamaankii 9aad iyo sidoo kale Ceydaruus Maxamed Cabdi oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadoow.