Dhageyo: Maamulka Degmadda Afgooye oo Digniin kasoo Saaray Nalalka Cad Ceeda ku shaqeeya ee ku yaala Degmaddaasi

Madaxa Arimaha Bulshada Maamulka Degmadda Afgooye ayaa waxaa uu awaamiir kasoo saaray in qofkasta oo ku nool degmaddaasi ay xil iska saarto sidii loo xaqiijin lahaa amaanka nalalka Cad ceeda ku shaqeeya ee dhawaan Degmaddaasi Laga hirgaliyay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor