Ra”iisul-wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa ku baqay in Coladda Tukaraq la joojiyo laguna soo dabaalo deegaanka Xasilooni iyo Horu ma.
Dhalinyarada reer Puntland ayuu uga digay in loo adeegsado dagaalka ka socda deegaankaas oo sheegay in aan la joogin waqtigii dalku uu ku jiri lahaa dagaalo sokeeye,Waxana uu ku baaqay in la sameeyo dib u heshiisiin.
Ra”iisul-wasaaraha ayaa sheegay in ka sokow dagaalkaas in dhinaca kalana Puntland ay samaynaso hor-mar isaga oo intii uu ku sugnaa magaalada Garoowe booqday Xarumaha Wasaaradaha mamulkaas sida Maaliyadda iyo meela kale.
Halkaan Ka Dhagayso Codka