DEGDEG: Dalalka ay u kala dhasheen La-haystayaasha Diyaaradda Egypt Air oo la shaaciyey.

Waxaa isa soo tarayo wararka ku aadan Diyaaradda Egypt Air ee saakayto laga qafaashay iyadoo ku jirta Duullimaad ay isaga kala gooshaysay magaalooyinka Aleskandariya iyo Qaahira.
Warar haatan soo dhacay ayaa sheegayo in dadka weli afduubka loogu haysto Diyaaradaasi oo taagan Garonka Lancara ee Jesiiradda Qubrus inay kala yihiin:  8 u dhalatay Maraykanka, 4 British, 2 Belgium, 1 Talyaani, 2 Holland.
Waxaa horey loo sii daayey ilaa 30 qof oo Masaari ah oo u baadnaa carruur iyo haween.
Sidoo kale, Boliska Qubrus waxay sheegeen in Afduubaha xaaskiisa hore oo lagu magacaabo Marina Parashkou ka qeyb qaadanayso Wada-xaajoodka lala leeyahay Afduubaha.
: police confirm that hijacker’s ex wife, Marina Parashkou, being taken 2 airport 2 participate in negotiations
BREAKING At least 5 more people have been released from hijacked plane in Cyprus
©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor