Goordhow ayaa waxa Jug culus laga maqlay qeybo ka mid ah Gobolkaan Banaadir gaar ahaan degmooyinka wadajir iyo Dharkeenleey.
Jugtaan ayaa u muuqatay mid qarax ah,waxana jira Warar kala duwan oo soo baxaya.
Qof ka mid ah dadka ku nool degmada wadajir ayaa Dalsan u sheegay in ay maqleen Jugta Culus islamarkaana dhulka uu la gariiray.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in qarax Ismiidaamin ah lagu weeraray xarunta degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com