Wasiirka Warfaafinta dawladda Soomaaliya C/Raxmaan Cumar Cusmaan Ayan Facebook USA ku so qoray in lo baahanyahay nidaam iyo dawladnimo ee aan lo baahneyn fowdo iyo is garab orod.
wasiirka ayaa tusae uso qaatay caasimada Madrid oo uu maalmihi la so dhaafay uu safar ku joogta
“Waxaan booqday magaalada Madrid oo ah Caasimada Spain, waana Dowlad Goboleed la yiraahdo Madrid oo leh Madaxweyne iyo Gole Baarlamaan oo u gaar ah. Nidaam iyo Dowladnimo kaliya ayey ku imaan kartaa maqaamka Muqdisho oo fowdo iyo dadkii dumiyey Xamar oo carruurta Iskuulada u diiday si caadifad ah kuma keeni karaan nidaam oo Maamulka G/Benaadir, Baarlamaanka iyo Dowlada hay’adaheeda baa raadin kara xaqa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan “ayu bartiisa ku qoray Wasiir Yarisow
Hadalkiisa ayaa imaanaya iyadoo maalmahan at socdeen shirar ku aadanaa raadinta arimaha maqaamka G/Banaadir oo wu wadeen siyaadiyiin iyo odayaal.