Deg Deg:Danjiraha Soomaaliya u Fadhin Doona Ciraaq oo La Magacabay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacawday Khadija Almakhzumi Danjiraha Soomaaliya u fadhida Dalka Ciraaq.

Warkan ayaa yimid xili Beryahan ay soo baxayeen Warar sheegayay in la magacabi Doono danjiraha Soomaaliya u fadhin Doonaa Dalka Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor