DEG DEG: Xildhibaan Maxamed Cali oo lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa goor dhaw dhaawacay Xildhibaan Maxamed Cali oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

laba kamid ah Ilaalada Xildhibaanka ayaa weerarkasi lagu dilay sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayan.

Waxa ku soo kordha halkan kala soco insha allaah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor