DEG DEG: Xildhibaan Galmudug ka tirsan oo Lagu dhaawacay Agagaarka Gaalkacyo

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya in meel ku dhaw Magaalada Gaalkacyo lagu dhaawacay Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil (Calool Geel) oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Waxa uu Xildhibaanka ku sii jeeday Magaalada Gaalkacyo sida ay xaqiijiyen Ila wareedyo la hadlay Radio Dalsan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor