Deg Deg: Wiil uu dhalay Abwaan Sangub oo Lagu Dilay Minneapolis

Wararka Idaacadda Dalsan ay ka heleyso Dalka Mareekanka ayaa sheegaya in Magaalada Minneapolis lagu dilay Wiil uu dhalay Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise oo Caan ku ah (Sangub)

Wiilkasi waxa Toogtay Koox Hubeysan oo aan Weli si rasmi ah aan loo aqoonsan.

Abwaan Sangub ayaa u xaqiijiyay Radio dalsan Geerida Wiilkiisa Alla Magan oo 24 Sanno jir ah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor