Deg Deg; Shaqaale Ka Tirsan QM oo Qarax lagula Eegtay Gaalkacyo

Ugu yaraan laba askari oo ilaalo ah ayaa la xaqiijiyay iney ku dhaawacmeen Qarax Xoogan oo goor dhaw lagula eegtay Waqooyga Galkacyo Kolonyo ay la socdeen shaqaalaha Qaramada Midoobay.

Qaraxa ayay wararku sheegayan in lala beegsaday Shaqaale ka tirsan Hey’adda UNOCHA Ee Qaramada Midoobay.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor