DEG DEG: Sarkaal ka Tirsan Booliiska Soomaaliya oo la dilay

Rag hubeysan ayaa goordhaw ku dilay agagaarka Aargada Degmadda Wadajir Sarkaal la sheegay in uu ka tirsan yahay ciidamadda Boliiska Soomaaliyeed.

Sargaalka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Korneel Cabdi nuur.

Dilka kadib waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka soomaaliya kuwaas oo hadda baaritaano ka wada Agagaarka goobta uu dilka ka dhacay Sida ay dadka deegaanka inoo xaqiijiyeen.

Wixi kusoo kordha Halkan Ayaad kala socon kartaan:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor