DEG DEG: Ra’isul Wasaare Kheyre oo Goor Dhow Kormeer Ku Tagay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxyar ka hor kormeer shaqo ku tagay xarunta aqalka dowladda hoose ee maamulka gobolka Banaadir.

Waxaa xarunta gobolka ku soo dhaweeyey madaxda maamulka gobolka Banaadir, isagoo kormeeri doono xafiiisyada aqalka dowladda hoose iyo qaabka shaqo ee maamulka cusub ee gobolka banaadir oo dhawaan loo magacaabay masuuliyiin cusub.

Ra’isul wasaare Kheyre ayaa hore sheegay inuu jiri doono isla xisaabtan dhab ah, islamarkaana dhowr jeer oo hore kormeero ku tagay xarumaha dowladda , gaar ahaan qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumada.

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media