DEG DEG :Qaraxyo ruxay wadada Dabka iyo Wasiir Ceymooy oo la sheegay in la beegsaday

Wararka hordhaca ah ee aan heleyno ayaa shegaya in 2 Qarax ay ka dhacday wadada Dabka agagaarka Hotel Wehliye kadib markii qaraxyo lala beegsaday gaari la shegay inuu marayey afaafka hotelka oo uu saarnaa Wasiirka Kaluumeysiga DFS Maxaed Cumar Ceymooy.

Wixi so kordhaa Radio Dalsan kala soco.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media