Jugta qaraxyada ayaa Goordhow waxaa laga maqlay degmooyinka gobolkan Banaadir,waxana sidoo kale Cirka isku-shareertay Uuro aad u farabadan.
Qaraxyada ayaa dad goobjoogayaal ah ayaa wax ay sheegayaan in ahaayeen laba Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ay ku qarxeen agagaarka Isgoyska Dabka ee Magalada Muqdisho,sidoo kalena la maqlayo rasaas farabadan.
Muuqaalo la soo dhigay baraha Bulshada ayaa wax ay muujinayeen Gawaarida oo wadada dhinaceeda ku gubanaya,waxaana la ogeyn lagu weeraray qaraxyada.
Faah faahinta Warkan kala socda Radiodalsan.com.