Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Iridka hore Ee Garoonka Ugaas Khaliifa Ee Beledweyne.
#Somalia BREAKING: Powerful explosion heard near Ugaas Khalifa airport in the town of Beledweyne more to follow
— Radio Dalsan (@DalsanFM_SOM) March 7, 2016
Massive explosion reported near #Baladweyne airport in central #Somalia, details sketchy.
— Live From Mogadishu (@Daudoo) March 7, 2016
Warar kale ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhashay Laptop uu sitay qof kamid ahaa Rakaabka mid kamid ah Diyaarada Soomaaliya ka howlgala.
#BreakingNewsSomalia: Passenger plane narrowly escapes explosion in Baladweyn town central Somalia. More details coming soon
— Mohamed Omar Hussein (@shiinetown) March 7, 2016