Deg Deg: Qarax Xoogan oo Goor Dhaw Ka Dhacay Degmada Hodan

Qarax weyn oo loo adeegsaday Gaari waxyaabaha Qaraxa ay ku jireen ayaa ka dhacay goor dhaw Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho.

Gaariga Qarxay waxa la sheegay iney ku raad  joogeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ma Cadda ilaa iyo imminka khasaaraha rasmiga ee ka dhashay Qaraxasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor