Wararka aan ka helayno Magaalda baladweyne ee Xaruinta Gobalka Hiiraan aya sheegaya in Qarax khasare gaysatay uu ka dhacay gudaha Magaladaas.
Jugta qaraxa aya xaafadaha kala duwan ee magaalada laga maqlay, waxaana wararku ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo Baladweyne ku yaalla.
Wali lama xqiijin khaasaraha ka dhashay qaraxaasi, waxaana garoonka lagu magacaaba sida ay gooob joogayaal inoo sheegeen Laqanyo Stadium.
Ciidanka Booliska ayaa gaaray halka ay wax ka dhaceen, kuwaas oo sameeyay howlgallo ay ku baarayaan dadkii ka danbeeyay falkaasi,
Wixii kusoo korsha halkaan kala soco