DEG DEG:-Qarax iyo Rasaas laga maqlay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow laga maqlay jugta qarax iyo waliba sidoo kale rasaas.

Wariyaal ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in marqura ay maqleen jugta qaraxa isla markaana ay xigtay rasaas xoogan

Warar ayaa shegaya in weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday Saldhigga Bartamaha ee Ciidamada Puntland ku leeyihiin Boosaaso, isla markaana rag hubeysan ay Gudaha u galeen.

Wxiii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media