Wararka ka imaanaya deegaanka suuqa bacaad ayaa sheegaya in kooxo bistoolado wata ay toogteen nabadoon lagu magacaabi jiray Cabdulle Xasan Xureey .
Dadka deegaanka ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in kooxaha ay baxsadeen marki ay toogashada geysteen .
La soco wixi so kordha