DEG DEG: Madaxweynaha Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogana ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaarada Aden Cade ee Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor