Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan waxaa ka socda Kulan ay leeyihiin guddiga Amniga kaas oo looga hadlayo xaalada amni ee deegaanada Maamulka hir-Shabeelle.
Kulanka oo ah mid todobaadle ah ayaa waxaa Maanta sigaar ah looga hadlayaa xiisada ka taagan Magalada Baladweyne ee ka dhalatay dilka Darawal Mooto Bajaajle ahaa,in kastoo xaalada hadda ay tahay mid degan.
Shirka waxaa goobjoog ka ah Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Guddiga amniga iyo taliyeyaasha Ciidamada Hir-Shabeelle iyo kuwa AMISOM.
Qodobada shirkaas ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com.