DEG DEG :Hogaamiyihii Taliban oo la xaqiijiyay in Mareykanka uu duqeyn ku dilay

Hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Taliban ayaa xaqiijiyay in duqeyn uu Mareykanka fuliyay in lagu dilay hogaamiyihii Taliban Mullah Akhtar Mansuur.

wakaalada Wararka AP ayaa sheegeysa in Duqeyntii Mareykanka uu kula eegtay kooxd Taliban ka tirsan magaalada Ahmad Wal ee ku dhaw Xadka Bakistan iyo Afganistan in lagu dilay Mullah Akhtar Mansuur hogaamiyihii Taliban.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor