Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa la filayaa inuu goor dhaw la hadlo saxaafada uuna faahfaahiyo kulan xaaly saq dhexe madaxweyne Farmaajo dhex maray iyo haklinta kulanki maanta uu madaxweynaha baajiyey .
La soco shirka jaraaid .