Deg Deg; Gudoomiyaha Degmadda Ceelwaaq oo Qarax Xoogan Lagu Dhaawacay

Ugu Yaraan Lix qof oo uu ku jiro Gudoomiyaha Degmadda Ceelwaaq Guleed Ibraahim ayaa ku dhaawacmay Qarax Xoogan oo goor dhaw lala eegtay.

Dadka Deegaanka ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa Nuuca Rimuudka laga hago lala Eegtay Gudoomiyaha.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor