DEG DEG: Gawaarida AMISOM oo Wiil dhagool ah ku jiiray Muqdisho

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Radio Dalsan in Wiil dhagool ah ay goor dhaw ku jiiren Gawaarida AMISOM meel ku dhaw Garoonka Aden Cadde.

Wiilka ay AMISOM dhaawacday oo ay xaaladiisa liidatay waxa goobta ka qaaday isla Gawaarida AMISOM sida ay xaqiijiyen dad goob joogayaal ah.

Waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor