Maamulka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Agaasimaha Radio Hobyo Cali Macalin Nuur  oo loo heysto in Idaacada uu maamulka ka yahay ay sii deysay Warar ka dhan ah  Maamulka Galmudug.
Maamulka Galmudug weli kama aysan hadlin Sababta ay u xiren Agaasimaha Radio Hobyo oo ku yaalla Magaalada Galkacyo Cali Macalin Nuur.