Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yasin ayaa loo magacaabay taliye ku-xigeenka NISA wareegto saaka uu soo saaray madaxweyne Farmaajo.
Fahad aaa horey u ahaa agaasimihii Madaxtooyada.
Sidoo kale xilkii uu horey u haayey ee Agaasimaha Madaxtooyada ayaa waxaa loo Magacaabey Dr. Aamina Siciid Cali.