DEG DEG :Fahad Yaasiin oo loo magacaabay taliye xigeenka NISA

Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yasin ayaa loo magacaabay taliye ku-xigeenka NISA wareegto saaka uu soo saaray madaxweyne Farmaajo.

Fahad aaa horey u ahaa agaasimihii Madaxtooyada.

Sidoo kale xilkii uu horey u haayey ee Agaasimaha Madaxtooyada ayaa waxaa loo Magacaabey Dr. Aamina Siciid Cali.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor