Abdi Fagaase oo ahaa gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Xamarweyne ayaa nin hubeysan goor dhaw ku toogtay afaafka hore ee waaxda .
Fagaase oo caan ka ahaa Xamarweyne waxa la socday oo lala toogtay nin ay saaxibyihiin oo magaciisa lagu sheegay axmedรย , Fagaase dhaawac halis ah ayaa lagu qaaday halka Axmed oo meeshu ku ruux baxay.
wixi so kordha la soco