Deg Deg; Doon Siday 400 Ruux oo ku soo xiratay Boosaaso

Doon siday Ugu yaraan 400 qof ayaa goor dhaweyd ku soo xeratay Magaaladda Boosaaso Ee Gobolka Bari.

Doontasi waxa ay ka soo baxday Dalka Yemen oo imminka ay ka jiraan Colaado iyo Dagaalo dad badan ay ku dhinteen.

Maamulka Puntland ayaa Dekedda Boosaaso ku soo dhaweeyay Dadkan oo Soomaali u badan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor