Deg Deg: Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn Ka Bilaabay Gedo

Diyaaradaha Dagaalka Kenya ayaa goor dhaw Duqeyn ka bilaabay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo Ee ku dhaw Xadka Dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Duqeynta waxa ay ka dhacday Tuuladda Buula Xaaji ee Gobolka iyo Deegaanka Gadoon Dhawe oo Qayaastii 40 KM u Jirta Magaaladda Beled Xaawo sida ay sheegayaan Dad goob joogayaal ah.

Waxa ka soo kordha Halkan kala soco insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor