DEG DEG : Diyaarad u muuqta iney dagi la´dahay oo dul wareegeysa garoonka Muqdisho

Dadweynaha Muqdisho gaar ahaa kuwa dagan agagaarka garoonka ayaa soo sheegaya in ay arkayaan diyaaarad ku dul mereysaysa garoonka oo u muuata ineysan dagi karin.

Abdi Omar oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Dalsan in ku dhawaad 4 mar ay ku noqnoqatay garoonka.

“Diyaarada nuucee waa nuucyada rakaabka ee waaweyn inkastoo aan magac la arki karin hadana waxeey iila muuqata diyaarad rakaab ah ” ayu yiri Omar.

LA SOCO WIXI WARA EE KU SOO KORDHA

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor