DEG DEG: Dhageyso Xildhibaano Mooshin Ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Xildhibaano gaaraya 95 mudane ayaa Maanta Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Cumar Cali Balash oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa xaqiijiyay in Xildhibaano gaaraya 95 mudane ay Madaxweynaha ka gudbiyeen Mooshin uu ka gudoomay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor