Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa la wareegay degmadda Kuntuwaareey ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.
Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay sida ay sheegteen Xubin sare oo Al-shabaab kamid ah, waxaana kuntuwaareey laga sii daayey sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda dad Shacab ah oo Alshabaab u xirnaa.
Faah-faahinta dib kala soco.