Deg Deg; Dagaal Xoogan oo Ka Socda Deegaano Hoos Yimaada Galguduud

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu imminka ka socda Duleedka Degmadda Guriceel.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Ciidamadda LYU Boolis iyo dadka deegaanka.

inta la ogyahay dad ka badan 100 ruux ayaa ku dhimatay Dagaalka oo beryahanba dhexmarayay Ciidamadasi iyo dadka deegaanka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor