Deg Deg: Ciidamadda Dowladda ooXir Xiray dad Muqdisho Ku Xusayay 24 Sanno Guuradda Somaliland

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Booliska iyo Nabadsugida Qaranka ayaa xir xiray Dad badan oo Xaflad lagu xusayay 24 Sanno Guuradda Somaliland ku dhigayay Hotel ku yaalla Wadada Maka Al Mukarama Ee Muqdisho.

Dhamaan Abaabulayaashii Munaasabadda ayaa la xiray waxana la hakiyay Xafladii ka socotay Hotelka.

Ciidamadda ayaa weli baaritaano ku haya dhacdadasi waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor