Deg Deg: Ciidamada Danab iyo Ciidamo ajaanib ah oo weeraray Al Shabab

Hey’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidamada sida gaarka u tababaran ee Danab oo garab helaya ay weerar dhinaca cirka iyo dhulka uga qaaden Al Shabab.

Howlgalka ayaa ka dhacay gobolka Shabeelada Hoose sida NISA ay ku soo qortay barteeda Twitterka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor