DEG DEG: Askari Dowladda ka Tirsan oo Degmada Afgooye ku Toogtay Haweeney Ganacsato ahayd

Askari ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ku toogtay Degmada Afgooye haweeney Ganacsato ahayd oo ka ganacsan jirtay Dharka lagu iibiyo bacadleyaasha.

Lama xaqiijin karo qeybta uu ka tirsan Yahay Askariga Dilay Gabadhasi balse Wariye ka tirsan Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in Maamulka Degmada Afgooye ay weli baaritaan ku hayaan Ninkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor