Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in rag hubeysan oo ka tirsan Al Shabab ay isku dayen iney gudaha u galan Xerada Maslax oo fariisin u ah Ciidamada AMISOM.
Weerarka ayaa ku bilawday Qarax iyo rasaas xoogan oo ay is dhaafsaden Labada dhinac sida goob jooge uu u sheegay Radio Dalsan.