Deg Deg: Al Shabab oo Qarax Weyn Ku Weerartay Wafdi Ka Yimid Imaaraadka Carabta

Kooxda Al Shabab ayaa goor dhaw Qarax xoogan la eegatay Wafdi ka socday Imaaradka Carabta.

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu dhuftay Kolonyadda  hor kaceysay Wafdigga oo Weerarka uu ku qabsaday meel aan ka fogeyn Safaaradda Turkigga Ee Muqdisho.

Waxii faahfaahin ah halkan kala soco insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor