Deg Deg: Al Shabab oo La Wareegay Awdhiigle iyo Mubarak

Wararka ka imaanaya Deegaanadda Awdhiigle iyo Mubaarak oo qayaastii 75 KM dhinaca Koonfureed ka xiga Caasimada Muqdisho ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu dib uga qarxay kadib Markii Saaakay ay dib ula Wareegeen Kooxda Al Shabab.

Dagaalka oo saakay Bilawday waxa ku dhintay Lix Askari oo Dowladda ka tirsan iyo Seddex kale oo ay gowraceen Al Shabab.

Dhinaca Al Shabab ma cadda Tiradda kaga dhimatay Dagaalka ka socda Gobolka Shabeeladda Hoose.

Haddaba waxa ka soo kordha Warkasi Halkan ayaad kala socon doontan Insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor