DEG DEG : 2 Askari oo lagu dhex dilay Bus ay saarnaayeen

Laba Askari oo ku Labisan Tuutaha Milatariga ayaa Goor Dhow lagu dhex Dilay Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ayaa gaaray goobta,waxaana socda baaritaan iyado kooxihi dilka geystay ay ku dhex milmeen dadki Hus-ka saarnaa oo ay dhinacooda ka carareen

la soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor