Danjirayaasha 15 xubnood ee gobolaha ammaanka oo Muqdisho kula shiraya Dowlada,Midow Afrika iyo QM

Danjirayaasha 15 xubnood ee golaha ammaanka ayaa Imminka Garoonka Aden Cade kula shiraya madaxda dowlada Soomaaliya,Midowga Afrika iyo Wakiilada QM.

Waxa ay wararka sheegayan in laga wada hadlayo arintii ugu dambeysay ee doorashada 2016ka.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa sido kale ku biiray kulanka ka socda garoonka Aden cade.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor