Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay, 4 kalena wey k udhaawacmeen, kadib, markii uu dab qabsaday Bas ay la socdeen rakaab o omarayey Gobalka Punjab ee dalkaasi.
Gaarigaasi ayaa la sheegay inuu ka ambabaxay magaalladda Lahoor , kuna sii jeeday magaalladda Ruwalapindi.
Warbaahinta dalkaasi waxay sheegeen inuu dabku ka bilowday magalladd Jehelum.
Baska waxaa la sheegay inay la socdeen 16 qof, iyadoo 4 ka mid ah u suurto-gashay inay ka boodaan dabka qabsaday gaarigaas.