Gaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsan dowladda kenya ayaa qarax Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lagula eegtay Magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Waxaa la xaqiijiyay in qaraxaas ay ku geeriyooden ilaa 4 Sarkaal oo ciidamada kenya kamid ah halka Sadax Askari oo ilaalo u aheyd ay ku dhaawacmeen qaraxaas.
Mas’uuliyada Qaraxa ayaa waxaa sheegtay Kooxda Daacish oo sheegay inay dileen Saraakiil iyo ciidamo dhowr ah.
Sawiro