Waxaa booqasho laba maalin qaadan doonta dalka Jabuuti ku tagay madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, oo waxyar ka hor ka dagay gaaroonka Jabuuti.
Waxaa uu kulamo laleeyahay dhigiisa madaxwene Ismaaciil Cumar Geele oo ay ka wada hadli doonaan xirirkaiyo iskaashiga labada wadan .
Waa markii ugu horeysay uu Madaxweyne Paul Kagame uu tago Jabuuti, waxaana si diiran halkaas ugu soo dhaweeyey madaxweyne Geele.
Halkaan hoose ka DAAWO SAWIRRADA.